Inta badan ardayda Brandkärrsskolan waxay ku hadlaan af-soomaali iyo iswiidhish. Ardayda aan weli baran iswidhishka waxay kaalmo ka helaan ardayda labada luuqadood ku hadasha -...
Maalmihii la soo dhaafay, xaalad Qaxooti adag ayaa ka taagan waxana lagu eedeeyay Belarus iyo Ruushka lakin Ruushka ayaa arintaasi diiday inuu ka danbeeyo.
Ruushka...
Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlen ayaa u magacaabay madaxa xisbiga Sooshal dimuqraadiga Magdalena Andersson, wax yar ka hor, dhismaha dowladda, ka dib markii uu is casilay Stefan löfven shalay.
Norlenn...
Maxkamadda maamulka ee magaalada Stockholm ayaa maanta go’aan ku gaartay in la joojiyo xiritaanka saddex dugsi oo diinta Islaamka lagu barto oo ku yaalla...
Cilmi-baaris cusub ayaa muujisay in shirkadaha guryaha ee gaarka loo leeyahay ay si aad ah kor ugu qaadayaan kirooyinka meelaha ay ku nool yihiin dadka dakhligoodu yar...
Dawladdu Denmark ayaa qaadeysa xayiraadaha qaar si ay taasi u suurto gasho Shaqooyinka ayaa looga baahan yahay koronapas gaar ahaan shaqaalaha.
- Waxay ila tahay...
Ra'iisul wasaaraha Sweden, Stefan Löfven, ayaa 12:30 u gudbiyay istiqaalada xilka afhayeenka baarlamaanka. Sidaas waxaa ku sheegay baarlamaanka warsaxaafadeed .
64 sano-jirkan ka tirsan Socialdemokraterna, oo ra'iisul...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka ee Norway ayaa soo bandhigaysa shuruudaha karantiilka safarka ee dadka ka imanaya Crete iyo jasiiradaha Northern Aegean Islands, iyo Koonfurta...
Booliska Oslo ayaa xaqiijiyay in ay rasaas ku fureen nin siday toorey xaafada Bislett oo ku taal magaalada Oslo. Sida laga soo xigtay wargeyska...
Wakaaladda canshuuraha ayaa caddaysay in maalinta jimcaha ee 12-ka November ay tahay maalinta ugu dambeysa ee la bixinayo canshuurta dakhliga ee sannadkii hore, iyadoo qofkii soo daaha...














