Wasiirkii hore ee socdaalka Denmark, Inger Støjberg ayaa lagu helay inay si sharci darro ah u kala saartay lamaanayaal magangalyo doon ah, waxaana lagu...
Hay'adda socdaalka ay go'aansatay in ay Musaafuriso hooyo Masri ah iyo laba ka mid ah carruurteeda xili hooyada ay qabto Xanuun aan la daween...
Ugu yaraan hal qof oo Boqortooyada Midowday ah ayaa dhintay ka dib markii uu ku dhacay Corona Nuuca Omicron iyadoo mas'uuliyiintu ay ka digayaan in...
Wasiirka cadaalada iyo arrimaha gudaha Sweden Morgan Johansson ayaa ku eedeeyay dalal ay ka mid yihiin Sacuudiga iyo Qatar inay maalgeliyaan kooxaha xagjirka ah ee Yurub.
Wasiirka ayaa ka hadlay...
Baadhitaan uu sameeyay Raadiyaha Sweden ayaa lagu ogaaday in inta badan degmooyinka aysan haysan hab qoraal ah oo looga hortago in qoysaska carruurta leh laga saaro...
Heerka Corona ee Norway ayaa kordhay labadii toddobaad ee la soo dhaafay iyadoo ka ahayd 690 xaaladood ilaa 934 xaaladood 100,000 qofba. Wadanku wuxuu diiwaangeliyay heerka caabuqa ugu...
Waxaa maanta ku jirnaa Dhamaadka Todobaadka iyadoo Todobaad walbo Dhamaadkiisa aan soo qaadan doono Warbixin muhiim u ah Bulshada iyadoo aan Warbixinteena ugu Magacdarnay...
Madaxa arrimaha gudaha iyo socdaalka ee Yurub, Sweden, Ylva Johansson, ayaa ku dhawaaqday gebagebadii shirkii wasiirrada arrimaha gudaha Yurub ee Brussels in 15 waddan...
Ra’iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dad badan oo ajaanib ah oo dambiyada ka gala Sweden la tarxiili doono.
Wareysi ay siisay wargeyska Dagens...
Dowlada Giriiga oo kamid ah Wadamada Yurub ayaa bilowday barnaamij loogu Magacdaray Guryeenta kaasi oo dadka Qaxootiga ee ku nool Dalkaasi lagu siinayo guryo.
Barmaajika...













