Home Wararka Caalamka Ruushka oo sheegay in Maraykanka iska indho tiray dalabaadka Ruushka

Ruushka oo sheegay in Maraykanka iska indho tiray dalabaadka Ruushka

0
khail Metzel, Sputnik, Kremlin Pool Photo/AP) TT

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta shir jaraa’id la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Hungary Viktor Orbán.

Putin ayaa si kooban uga hadlay xaaladda Ukraine. Waxa uu sheegay in Mareykanka uu iska dhaga tiray dalabaadka Ruushka, balse isla mar ahaantaana uu furay wadahadalo dheeraad ah oo ku saabsan Ukraine.

Waxaa  werisay wakaaladda wararka ee AP.

Madaxweynaha Ruushka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Mareykanka iyo xulafadiisa ay iska dhaga tireen dalabaadkii Ruushka ee ahaa in NATO aysan isku fidin bariga.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here