Wasiirka caafimaadka ee Britain Sajid Javid ayaa diiday inuu meesha uga saaro fursada xayiraadaha COVID-19 ee dheeraadka ah ka hor Christmas-ka, isagoo sheegay in...
Shirkadda cuntada ee Arla ayaa ku dhawaaqday inay sare u qaadi doonto qiimaha hal kiilogaraam oo caano ah bisha soo socota ee Janaayo sanadka cusub ee...
ku soo dhawaada Warbixinteena Nashada Todobaadka oo aan Todobaad walbo Dhamaadkiisa ku soo qaadan doono Warbixin muhiim u ah Bulshada maanta waxaan ku soo...
Iyada oo faafitaanka caabuqa Covid-19 uu si xawli ah ugu sii badanayo Danmark iyo Norway, khubarada cudurrada faafa ee Iswidhishka ayaa ka baqaya in...
iyadoo dadka ugu badan ee ku nool Dalka Sweden ay qaateen talaalka labadiisa qeyb ayaa dhanka kale waxaa la bilaabay talaalka saddexaad.
Gobolka Skåne ayaa...
Malta waxay noqotay waddankii ugu horreeyay ee Yurub ah ee sharciyeeya beerista iyo isticmaalka xashiishadda si shakhsi ah, ka dib markii baarlamaanka Malta uu Salaasadii u codeeyay sharci cusub 36...
Daraasad cusub ayaa muujisay in Nuuca cusub ee Fayraska Corona “Omicron” uu 70 jeer ka dhakhso badan yahay faafitaanka, marka loo eego kan hadda ku badan Sweden iyo waddamo badan.
Dhanka...
Ra’iisul wasaaraha Norway Jonas Gahr Store ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ay kabeyso biilasha korontada ee dadweynaha si loo yareeyo saameynta qiimaha korontadu ay...
Xisbiga ugu yar ee dawladda cusub ee isbahaysiga Jarmalku wuxuu taageersan yahay kordhinta shaqaalaha soogalootiga ah ee dalka si ay u buuxiyaan hoos u...
Haweeney ayaa Gurigeeda ku kireysay lacag dhan 4,600 kr bartamaha Caasimada Stockholm sida uu Qoray Hem och Hyra.
Haweeneyda ayaa Gurigeeda ku Kireysay Lacagtaasi iyadoo...














