Friday, April 24, 2026
Caabuqa Corona ayaa si aad ah ugu sarreeya carruurta dugsiyada dhigta ee da'doodu u dhaxayso 6 ilaa 11 sano. Sida ay ku qortay machadka...
iyadoo shalay Dowlada ay ku dhawaaqday in Qofka soo galaya wadanka uu heesto Tijaada Corona 48 Gudahooda Nuuca PCR hada waxay dhanka kale maanta...
Reham Al-Katma oo u dhalatay dalka Suuriya ayaa heshay shatiga darawalnimada Iswidhishka kadib 11 isku day oo imtixaan ah. Reham aad ayey ugu dhibtooday inay hesho shatiga darawalnimada, in...
iyadoo dhawaan Dalka South Africa uu ka dilaacay Nuuc kamid ah Corona isla markana uu soo gaaray Dunida inteeda kale ayay Shirkada AstraZeneca: ku...
Wararka laga helayo Turkiga ayaa sheegaya Tahriibayaal kasoo baxay Turkiga kuna sii jeeday Giriiga ay la dagtay doontii ay la socdeen. Dadkan ayaa marka hore...
Sida la filayay Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday Xayiraado Cusub oo ku aadan Xaalada Corona ee Dalka ka jirka. Dowlada iyo Qeybta Caafimaadka ayaa...
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday sharuudo cusub oo looga baahanyahay dadka safarka ku imaanaya Dalka. laga bilaabo 28 bisha December Dadka imaanaya Dalka waxaa...
Wakhtiga codsiga sharciga degenaanshaha ayaa hadda dhamaanaya. Muwaadiniinta Ingriiska waxay haystaan ​​ilaa 31 December 2021 si ay u sugaan xaqa ay ku joogaan Iswiidhan...
Maxkamad ku taalla dalka Sweden ayaa xabsi daa’in iyo masaafurinta ku xukuntay Wiil 24-sano jir ah oo lagu magacaabo Muhammed Abdul Rahman, kaddib markii uu dil...
Jarmalku ayaa ku soo rogi doonaa karantiil dadka safarka ah ee ka imanaya Britain saqda dhexe ee Isniinta waxana looga baahanyahay baaritaan Corona si...