Meydadka ugu yaraan 16 muhaajiriin Kurdiyiin ah ayaa dib loogu celiyay Ciraaq kadib markii ay isku dayeen in ay ka gudbaan kanaalka Ingiriiska halkaasi...
Danmark waxay dhigtay rikoor cusub oo ah infekshannada "Covid-19" tan iyo bilowgii masiibada, iyadoo ku dhawaaqday 16,164 xaaladood oo cusub oo fayraska 24-kii saac...
Xiisada Siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya ayaa hadda u muuqata mid sii xoogeysaneysa kadib markii Madaxweynaha dalka uu shaqada ka joojiyay Ra’iisul Wasaaraha. Go’aankan...
Tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay caasimadda Suudaan ee Khartoum si ay uga mudaaharaadaan taliska milateriga, iyagoo dalbanaya in askartu “ku soo...
Dhowr qof ayaa ku dhintay weerar bambaano oo ka dhacay magaalada Beni ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo.
Ugu yaraan todobo qof ayaa laga cabsi qabaa...
Shirkadda baska ee Nobina ayaa qaadi doonta tillaabooyin dhowr ah. Tsi loo yareeyo fiditaanka caabuqa.
Waxaa ka mid ah in goobaha ugu dhow darawalka in...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku nuuxnuuxsaday in aflagaadada Nebi Muxamed aan loo arag xoriyatul qawlka oo aanay shaqo ku lahayn hal-abuurnimada, balse ay xadgudub...
11 qof ayaa dhintay kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku degtay jasiirad ku taal dalka Giriiga oo u dhaxaysa dhul waynaha iyo...
Maamulka caafimaadka Faransiiska ayaa hadda ku talinaya in dadka waaweyn ay qaataan qiyaasta saddexaad ee tallaalka covid-19 saddex bilood ka dib marka la siiyo...
Wararka ka imaanaya magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in gabar 14-sano jir ah uu toogasho ku dilay askari ka tirsan booliiska...














