Dil kale ayaa ka dhacay Linköping kaasi oo loo geestay Nin 30 jir ah degmada Skäggetorp iyadoo Weli Aan lasoo qaban qofka ka danbeeyah.
Toogashada...
Dowladda ayaa qaadaysa tillaabooyin dhowr ah oo lagu hubinayo in dadka aan xaq u laheyn in ay Sweden sii joogaan loo tarxiilo dalalkii ay ka yimaadeen.
Wasiirka...
Boqolaal duullimaadyo ayaa la baajiyay Arbacadii iyadoo nuuca Omicron uu dhibaato u horseedayo dadka safarka ah iyo shirkadaha diyaaradaha ee ku qasban inay isku...
Laga bilaabo Janaayo 1, 2022, qof kasta oo shaqo ka haya waaxda caafimaadka ama shaqo ka raadsanaya gudaha gobolka Dalarna wuxuu u baahan doonaa...
Hay'ada Saadaasha SMHI ayaa ka digaysaa Baraf badan oo sababi kara dhibaatooyin xagga gaadiidka ah.
- Hay'ada ayaa sidoo kale ka digtay roobabka ku da'ay...
Booliiska Hong Kong ayaa sheegay in la xiray lix wariye oo ka shaqeynayay ama u shaqeynayay shirkad warbaahineed oo online ah.
Sida laga soo xigtay...
Mar saddexaad Cudurka shimbiraha ah ayaa laga helay magaalada Watlington ee dalka UK, sida ay sheegtay BBC-da .
Cudurkan cusub ayaa ah kii saddexaad ee muddo...
Maanta waxaa Dalka Sweden ka bilowday Sharuudo Cusub oo ku aadan dadka safarka ku imaanaya Dalka.
Iswiidhan ayaa dhaqan galisay, laga bilaabo maanta, sharciyo cusub...
Barlamaanka Sweden ayaa ansixiyay dhowr sharci oo cusub oo dhaqan galaya bilowga sanadka 2022.
Sharciyadaan waxaa ka mid ah ciqaab adag oo la marsiiyo dhalinyarada...
Waaxda dib u eegista magangalyada ee magaalada Boden ayaa diiday in ay magangalyo siyaasadeed siiso Pavel Chupronov oo ka soo horjeeday Dowlada Ruushka, kaas oo ka...














