Home News in English Waalidiinta Ajaanibta ee Laga Qaato Caruurta oo ku soo badanaya Sweden, Dibad-baxyo...

Waalidiinta Ajaanibta ee Laga Qaato Caruurta oo ku soo badanaya Sweden, Dibad-baxyo laga dhigay iyo Xaalada Guud

0
Photo: Jessica Gow/TT

Sanadihii ugu Danbeeyay waxaa Sweden ku soo kordhay in Caruuta laga qaato Waalidka gaar ahaan kuwa ajaanibta.

Dhacdooyinkaasi waxaa kamid ah Muuqaalo lagu baahiyay baraha Bulshada sida Hooyo Suuriyaan ah wadanka joogtay mudo kooban oo laga qaatay Caruuteeda.

Hooyada ayaa sidoo kale laga qaatay wiil yar oo markaasi dhashay waxana warbixin ka diyaariyay Telefashin laga leeyahay Dalka Turkiga.

Waalidka Caruurta laga qaatay Waxaa kamid ah Faadumo Buraan bur oo ilaa hada ilmaheyda laga heysto isla markana aan loosoo celinin.

iyadoo Xaalada Halkaasi mareyso Waxaa gudaha Dalka gaar ahaan Caasimada Gotenborg ka dhacay Banaan-bixii ugu weynaa ay dhigaan dadka Ajaanibta.

Dadka dhigaya Dibad-baxa ayaa khudbadooda ku soo qaaday in la bartilmaameyd sano dadka ajaanibta gaar ahaan muslimiinta.

Faadumo Buraan bur oo ah hooyo Somaliyed ayaa halkaasi ka jeedisay Hadal dareen ku dheehanyahay oo ku saabsan xaalada heysata.

marka la eego Dibad-baxyada ma jiro Qorshe dowlada ay dajisay oo ku aadan dhibaatooyinka ku aadan Waalidka laga qaato Caruurta.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here