Home News in English Norway oo dib furtay Dalka isla markana Qaaday Guud ahaan Xayiraadaha jiray

Norway oo dib furtay Dalka isla markana Qaaday Guud ahaan Xayiraadaha jiray

0

Shir jaraa’id oo ay qabatay Dowlada Norway ayay ku dhawaaqday inay meesha ka saarayso inta badan tallaabooyinka ka haray corona.

Dowlada Norway ayaa go’aan ku gaartay in meesha laga saaro shuruuda ah in masaafo dhan hal mitir leesku jirsado goobaha caamaka.

joojinta fogaanta ayaa kadhigan makhaayadaha iyo munaasabadaha dadweynaha inay u shaqeyn karaan sida caadiga.

Shuruuda ah in la xidho maaskaro meelaha caamka ah ayaa sidoo kale meesha laga saaray.

Shuruuda maaskarada wajiga laguma dabaqi doono, tusaale ahaan, gaadiidka dadweynaha, dukaamada, ama makhaayadaha.

Dadka ku jira goobaha halista ama qaba cudurada halista ayaa talo ahaan loogu soo jeediyay inay qaataan talaalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here