Home Wararka Caalamka Xulka Senegal oo Masar Kaga Guuleestay Koobka Qaramada Africa

Xulka Senegal oo Masar Kaga Guuleestay Koobka Qaramada Africa

0

Xulka Senegal ayaa markii u horreysay ku guuleystay tartanka koobka qaramada Afrika iyaga oo rikoodheyaal ku garaacay waddanka shanta jeer ku guuleystay ee Masar oo ay rikoodheyaal 4-2 ah ku karbaasheen.

Senegal oo aan waligeed hore ugu soo guuleysanin tartartankan ayaa kasoo kabatay waji-gabaxii tartankii hore kasoo gaadhay ee finalka ay Algeria koobka kaga qaadday.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here