Friday, April 24, 2026
Dalka Austria ayaa qorsheenaya inuu ganaax ku rido dadka diida talaalka Corona. Qorshaha Dowlada ayaana hada dhigaya in qofka diida Talaalka laug ganaaxo 4,000 kun...
iyadoo Xaalada Corona ee Caalamka ay mar kale dib u soo laabatay Waxaa kiisaska ugu badan ee Sweden laga helay Caruurta. Sida ay Hay'ada Caafimaadka...
Ra'iisul wasaaraha Denmark Mette Frederiksen ayaa qabanaysa shir jaraa'id qabatay Caawa Iyadoo warbaahinta Denmark ay soo xiganeyso ilo-wareedyo aan la magacaabin in dowladdu ay...
 Qarax xooggan ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Malmö kadib kowda duhurnimo ah , balse ma jirto cid wax ku noqotay. Qaraxa ayaa geystay khasaare, iyadoo daaqadaha iyo afaafka hore ee dukaamada iyo maqaayadaha...
laga bilaabo maanta Qofka ku safraya Tareenada ama Basaska waxaa looga baahanyahay in uu heesto marada Afka si loo yareenayo Corona wadaka ku sii...
guud ahaan Caalamka maanta kama jiro in qofka lagu qasbo qaadashada talaalka waxana lagu kala qeybsan yahay in Talaalka laga dhigo mid Qasab ah. Hadaba...
Maalmihii u danbeeyay waxaa jiray Fariimo kuugu soo dhacaya Taleefankaaga taasi oo lagugu sheegayo inay timid Boostadaadi isla markana aad soo qaadan karto. Fariinta ayaa...
Subaxnimadii jimcaha ayaa wiil 17 jir ah oo Iswidhish ah lagu toogtay goob timaha lagu qurxiyo oo ku taal duleedka Copenhagen. Ehelada wiilka waa la...
Dowlada Denmark ayaa sharciyada ka heshatay Qaxooti badan oo ku nool dalkaasi kuwaasi oo heestay markii hore sharciga Dalka. Dadkan oo aan lagu celin karin...
Qaarkood ayaa Xabsiyada ku Jira Kuwaasi oo loo Diyaariyay Tarxiil Kuwa kalena Dalkooda ayaa lagu Celiyay lakin taasi badalkeeda Laabta Socdaalka Sweden ayaa ku...