Home Wararka Caalamka Rikard Bergstrom ” Afartii Bil Mar in la Qaato Talaalka ayaa Rajeeneynaa...

Rikard Bergstrom ” Afartii Bil Mar in la Qaato Talaalka ayaa Rajeeneynaa Dhawaan ”

0
Photo/Metro

Guud ahaan Caalamka waxaa ka socda Qaadashada Talaalka qeybihiisa kala duwan iyadoo dadka qaarkood loogu baaqay in Talaalka

Isku -duwaha tallaalka Sweden, Rikard Berestrom, ayaa muujiyay sida uu u aaminsan yahay in tallaalka corona loo beddeli karo qiyaas tallaal sanadle ah, sida tallaalka hargabka iyo fayraska RS.

“Waxaan rajeynayaa inaanan siino tallaallka afartii biloodba mar qof walba,” Peristrom ayaa ku sheegay shir jaraa’id oo uu qabtay maanta Sida laga soo xigtay SVT.

Hadalka isku Duwaha ayaa ku soo aadaya iyadoo ay jirto in dadka badankooda ay kasoo horjeedaan qaadashada talaalka oo ay u arkaan mid dhibaato lagala kulmi karo.

Sweden ayaa kamid ah Wadamada Sida aadka looga qaatay talaalka iyadoo dadka badankooda sharuudo looga dhigay in ay talaalka qaataan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here