Home Wararka Caalamka Midowga Yurub oo ku dhawaaqay sharciyo cusub oo loogu talagalay shahaadooyinka corona

Midowga Yurub oo ku dhawaaqay sharciyo cusub oo loogu talagalay shahaadooyinka corona

0

Febraayo 1, Midowga Yurub wuxuu bedeli doonaa sharciyadiisa shahaadooyinka corona. Waa kuwan isbeddellada ugu muhiimsan:

* hadii aad qaadatay talaalka 270 maalmood (qiyaastii sagaal bilood) tan iyo markii lagaa tallaalay coronavirus? Haddi ay sidaas tahay, waa in aad keentaa dukumeenti cadeynaya in aad qaadatay qiyaas xoojin ah.

Haddii aad ka soo kabsatay COVID-19 lixdii bilood ee la soo dhaafay (180 maalmood), uma baahnid inaad keento dukumeenti la xidhiidha qiyaasta xoojinta talaalka.

* Shahaado korona oo sax ah ayaa tuseysa in aad qaadatay 3 ka mid ah ama laga yaabee 4ta qayaas ee tallaalka. halka qayaas ayaa sidoo kale lagu cadeenayaa shahaadada.

* Shahaadadu waa inay muujisaa inaad ka soo kabsatay COVID-19 iyo in kale.

* Wadamo kala duwan ayaa leh sharciyo kala duwan oo ku saabsan in shahaado korona looga baahan yahay carruurta iyo in kale. Had iyo jeer iska hubi waxa ka khuseeya dalka aad u safrayso.

* Shahaadada korona waxa laga heli karaa helsenorge.no/korona certificate ama https://covidbevis.se/vaccinationsbevis-web/.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here