Home News in English Magangalyo Doonka Shaqeeya ee Jawaab sugaha ah oo ku noolaanaya Hoyga Migrationsverket-ka

Magangalyo Doonka Shaqeeya ee Jawaab sugaha ah oo ku noolaanaya Hoyga Migrationsverket-ka

0

Dowlada ayaa wada qorshe ay ku dooneyso inay meesha kaga saarto sharciga EBO ee qofka xaqa u siinaya inuu ku noolaado goobta uu doonayo.

Sida uu sheegay Wasiirka isdhexgalka arimaha Socdaalka Anders Ygeman Sharciga ayaa dhawaan bilaabanaya.

Hadii uu Sharciga Bilowdo waxaa dhici karta in Qofka sugaya Warbixintiisa laanta socdaalka uu ku noolaan karo guri ay u habeesay Qeybta Socdaalka ee Migrationsverket-ka

Tusaale hadii aad dooneyso inaad ka shaqeyso Stockholm isla markana sharciga EBO Dowlada meesha ka saarto waxaa dhici karta in Laanta socdaalka ay kuu habeyso halka aad ku noolaaneyso inta warbixintaada sugeyso.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here