Home Wararka Caalamka Germalka oo soo saaray Xayiraado Cusub oo dhanka galintaanka ah

Germalka oo soo saaray Xayiraado Cusub oo dhanka galintaanka ah

0
Photo/John Leicester/Reuters

Xaalada Corona ee Wadanka Germalka ayaa gaartay halkii ugu Sareesay marka la eego Tirakoobka kiisaska Corona ee Xiligan.

Dowlada ayaa soo saartay Xayiraado dheeri ah oo ku aadan soo galintaanka Wadanka waxana ugu muhiimsan dadka galaya dalkaasi oo sharuudo cusub lagu soo rogay.

Qofka ka weyn 12 sano doonayana inuu booqdo dalka Germalka waa inuu qaatay Talaalka, Cadeeyo inuu kasoo kabsaday Corona ama muujiyo inuu iska qaaday Tijaabada Corona.

Hadii qofka uu yahay Muwaadin ama Qof Deganaansho ka heesta wadanka waxaa qasab ah inuu galo karantiil.

Sharuudaha cusub ayaa soconaya ilaa bisha March dhamaadkeeda waxana dowlada ay shaacisay in kadib ay soo saareyso go’ano kale.

ugu danbeyn Dowlada Germalka ayaa soo saartay warbixio dheeri ah oo ku aadan Xayiraadaha Cusub.

Booqo Qeybta Caafimaadka ee Dowlada Germalka oo arintan lagu falanqeeyay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here