Monday, March 23, 2026
Heerka Corona ee Norway ayaa kordhay labadii toddobaad ee la soo dhaafay iyadoo ka ahayd 690 xaaladood ilaa 934 xaaladood 100,000 qofba. Wadanku wuxuu diiwaangeliyay heerka caabuqa ugu...
Waxaa maanta ku jirnaa Dhamaadka Todobaadka iyadoo Todobaad walbo Dhamaadkiisa aan soo qaadan doono Warbixin muhiim u ah Bulshada iyadoo aan Warbixinteena ugu Magacdarnay...
Madaxa arrimaha gudaha iyo socdaalka ee Yurub, Sweden, Ylva Johansson, ayaa ku dhawaaqday gebagebadii shirkii wasiirrada arrimaha gudaha Yurub ee Brussels in 15 waddan...
Ra’iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dad badan oo ajaanib ah oo dambiyada ka gala Sweden la tarxiili doono. Wareysi ay siisay wargeyska Dagens...
Dowlada Giriiga oo kamid ah Wadamada Yurub ayaa bilowday barnaamij loogu Magacdaray Guryeenta kaasi oo dadka Qaxootiga ee ku nool Dalkaasi lagu siinayo guryo. Barmaajika...
Dalka Austria ayaa qorsheenaya inuu ganaax ku rido dadka diida talaalka Corona. Qorshaha Dowlada ayaana hada dhigaya in qofka diida Talaalka laug ganaaxo 4,000 kun...
iyadoo Xaalada Corona ee Caalamka ay mar kale dib u soo laabatay Waxaa kiisaska ugu badan ee Sweden laga helay Caruurta. Sida ay Hay'ada Caafimaadka...
Ra'iisul wasaaraha Denmark Mette Frederiksen ayaa qabanaysa shir jaraa'id qabatay Caawa Iyadoo warbaahinta Denmark ay soo xiganeyso ilo-wareedyo aan la magacaabin in dowladdu ay...
 Qarax xooggan ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Malmö kadib kowda duhurnimo ah , balse ma jirto cid wax ku noqotay. Qaraxa ayaa geystay khasaare, iyadoo daaqadaha iyo afaafka hore ee dukaamada iyo maqaayadaha...
laga bilaabo maanta Qofka ku safraya Tareenada ama Basaska waxaa looga baahanyahay in uu heesto marada Afka si loo yareenayo Corona wadaka ku sii...