Shirkad ku taal Jönköping oo bixisa nadaafadda guriga ayaa dhowr macaamiil weyday dhawaanahan, maadaama shaqaalaha nadaafadda aan laga tallaalin covid-19 - sida ay shirkaddu...
Xaalada Corona ee Wadanka Sweden ayaa ah mid kasii dareysa marba marba ka danbeesa waxaana dowlada ay soo saartay Xayiraado Cusub.
Shirkadaha Busaska wadanka ayaa...
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in dowladdu ay hadda qaadayso tillaabooyin waaweyn oo ay ku baabi'inayso waxa loogu yeero sharciga EBO.
Waa sharci siinaya magangelyo-doonku...
Dowladda ayaa maanta ku dhawaaqday in ay doonayso in ay gargaar u fidiso qoysaska uu saameeyay qiimaha korontadu ku kacayso. Isku geynta kharashka gargaarka ayaa lagu qiyaasay 6 bilyan...
Maanta, Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha Iswiidhan waxay ku talisay in la siiyo qiyaas Saddexaad ee tallaalka covid-19 ah shan bilood ka dib qaadashada qiyaasta labaad, halkii ay ahayd lix...
Wasaaradda caafimaadka Kenya ayaa ku dhawaaqday dhammaan rakaabka da'doodu tahay 18 iyo wixii ka weyn ee imanaya Kenya inay u baahan doonaan inay keenaan shahaado...
Waxay aheyd dhacdo soo soctay todobaadyadii ugu danbeeyay kadib markii Haweeney u dhalatay Dalka Nicaragua lagu qabtay guriga Raisal Wasaaraha Dalka.
Haweeneydan ayaa sharci la'an...
Dunida ayaa mar kale ku baraarugtay Nuuca Cusub ee Corona kaasi oo Sameyn ku yeeshay Caalamka Dalka Sweden waxaa Mashquul badan laga dareemayaa Isbitaalada.
iyadoo...
Dowlada Sweden ayaa maanta Ansixisay in Dadka shaqeeya gaar ahaan Ardayda loo ogolyahay helitaanka Lacagta shaqada oo lagu daray lacagta Waxbarashada.
Hadii qofka uu Shaqeeyo...
Nin Maraykanka u dhashay oo 57 jir ah ayaa lagu talaalay wadnaha Xayawaan nuuca doofaarka cusbitaalka Jaamacadda Maryland Medical Center ee magaalada Baltimore saddex...














