Kumanaan dad ah ayaa ku soo jabay dalka Sweden sanadkii 2015 markaasi oo Qaxooti badan soo galeen Qaaramada Yurub Dadka xiligaasi waxaa kamid ahaa...
Booliska Sweden ayaa xalay fiidkii sheegay in ay heleen warbixin ku saabsan in ay arkeen diyaarad aan duuliye lahayn, oo mar kale dul heehaabaysay warshadda tamarta...
Fanaanka Dree Low oo Magaciisa oo dhameestiray yahay Saalax Cabdi Cabdulle ayaa Shaaciyay inuu ka fadhiistay Heesaha ama Muusikada.
Fanaanka oo Asal ahaan kasoo jeeda...
Inta lagu jirey caabuq-sidaha Covid-19, in ka badan 50 haween ah oo uur leh oo la geeyey qaybta daryeelka deg degga ah ayaa khasab...
Markab ka socday millitariga Ruushka ayaa todobaadkii hore lagu arkay Badda Baaltigga ama Östersjön .
waa sida uu sheegay Mikael Claesson oo ah madaxa howlgallada...
Faafitaanka korona cusub ee isu-beddelay (Omicron), oo ay la socdaan hargab xilliyeedka ayaa dhibaatooyin u geystay dugsiyada xannaanada ee Stockholm.
Wargayska maxaliga ah ee Mitti...
Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Talyaaniga ayaa u gogol xaareysa Sharci Caawinaya qoysaska muhaajiriinta ah ee heysta sharciga shaqada in ka badan lix bilood...
Dibad-baxayaasha ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalooyinka dalka Faransiiska oo dhan si ay u diidaan sharci arki kara hirgelinta xannibaado adag oo lagu soo...
Rabshadihii ugu dambeeyay ee Kazakhstan ayaa galaaftay nolosha 225 qof, sida ay sheegeen dacwad oogayaasha dalkaasi. Dadka dhintay waxaa ka mid ah 19 qof oo...
Dadka Austria ee diida in laga tallaalo covid-19 waxa laga yaabaa in dhawaan lagu ganaaxo lacag u dhiganta kumanaan Euro.
Baarlamaanka ayaa la filayaa in...














