Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa ka digay "cawaaqib wayn" haddii ay dhacdo weerar kasta oo milatari Ruushku ku soo qaado Ukraine,...
Hay'adda caafimaadka dadweynuhu waxay ku talisay in dadka qaangaarka ah ee qaba difaac la'aantu ay qaataan qiyaasta afraad ee tallaalka Corona saddex ilaa afar bilood ka dib...
Todobo muhaajiriin ah ayaa laga helay dhabarka dambe ee gaari xamuul ah magaalada Bremen Arbacadii. Muhaajiriinta ayaa dhamaantood da’doodu u dhaxeysay 15 ilaa 25 sano...
Austria waxay go'aansatay inay ku soo rogto tallaalka corona ee qasabka ah dhammaan dadka ka weyn da'da 18 jir. Golaha Shacbiga (Baarlamaanka) ayaa cod aqlabiyad ah shalay...
Ruushku wuxuu bilaabay inuu ciidamo u diro Belarus si ay u sameeyaan dhoolatus milatari oo wadajir ah. Laakin Lithuania ayaa ku qanacsan in xoogaggu ay dhab ahaantii damacsan yihiin...
Dowlada Sweden ayaa guud ahaan isbadal ku sameysay Xeerarka dhanka karantiilka ee wadanka ka jira oo saameyn xoogan ka dhalatay.
Sharciyada iyo Xeerarka la badalay...
Ka dib in ka badan toban sano oo uu Iswiidhan ku qaatay Ramiz Hussain oo ah xirfadle hindise app-ka ah, ayaa hada lagu amray...
Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa go’aamiyay in la meel mariyo soo jeedinta dowladda ee ah in la kordhiyo sharciga cudurrada faafa ilaa 31-ka May.
Sidoo kale, baarlamaanka ayaa...
Dowlada Sweden gaar ahaan Raisal Wasaaraha Dalka ayaa ka dhawaajisay dhawaan inay dooneyso meesha inay ka saarto sharciga EBO kaasi oo ay ku tilmaamtay...
Dowlada Sweden ayaa maanta bilowday inay joojisay xayiraadaha ka jiray xadka dalka Norway gaar ahaan dadka soo galaya dalkan.
Qof Walbo oo soogalaya Xadka Sweden...














