Home News in English Dagaalka Ruushka ee Ukraine: Goormee Ayuu Bilaabanayaa Wadahadalka Labaad ee u Dhaxeeya...

Dagaalka Ruushka ee Ukraine: Goormee Ayuu Bilaabanayaa Wadahadalka Labaad ee u Dhaxeeya Ruuska iyo Ukraina

0
Photo/BelTA/Handout via Reuters

Wada xaajoodyada Ruushka iyo Ukraine – Wareegga 2 ayaa bilaaban doona maalinta berri oo Khamiis ah.

“Waxaan ku nimid isfaham ku saabsan arrimo kala duwan markii aan fadhinay, laakiin marka la eego qaar ka mid ah arrimaha aadka u culus, dhinaca Ukraine waxay qaadatay wakhti si ay ula tashadaan Kiev,” madaxa wafdiga Moscow, Vladimir Medinsky, ayaa yiri.

Adeegyada amniga Belarusiya ayaa mas’uul ka ah badbaadada , halka militariga Ruushka uu siiyay kooxda Kiev marin ammaan ah.

Medinsky wuxuu xusay in goobta lagu qabanayo wadahadalka labaad, oo ah meel fog oo ku taal xadka Belarus/Poland, ay labada dhinac ku heshiiyeen.

Xaalada labada Dhinac ayaa gaartay Halkii ugu adkeyd iyadoo Ciidanka Ruushka ay Dhulka la simeen Xaruumaha Ciidan ee Dalka Ukraine.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here