Saturday, January 31, 2026
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine Talaadada, May 10. Odesa ayaa lagu garaacay 7 gantaal habeenkii isniinta,...
Ciidamada Ruushka ee ku sugan Ukraine ayaa difaacaya dhulka aabayaasheena Vladimir Putin ayaa khudbadiisa ku sheegay maalinta guusha Ruushka. Ma uusan sheegin wax hanjabaad...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xiriira dagaalka Ukraine Isniinta 9-ka May. * In ka badan 170 qof ayaa laga...
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna, Jimmie Åkesson ayaa codsi u jeediyay dowlada kadib furitaankii ololaha xisbiga ee doorashada soo socda ee shalay ka dhacay caasimadda Stockholm,...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa loo dhaariyay xilka madaxtinimo ee dalkaasi, isagoo xilka hayn doona shan sano oo cusub. xaflad ka dhacday qasriga Elysée ee...
Duqeymaha Ruushka ee Ukraine ayaa sii xoogeystay iyadoo Moscow ay ku soo wajahan tahay maalinta guusha, maalintii Naasigii Jarmalka ka guulesteen Maamulka Ukraine ayaa aaminsan...
Sweden ayaa noqotay xudunta ka ganacsiga maandooriyaha, iyadoo daroogooyinka loo sii gudbiyo dalalka dariska ah, sida uu booliisku sheegay. Sida laga soo xigtay SVT. Ted Esplund...
Ciidamada Ruushka ayaa si dhow u hareereeyay Sevierodonetsk, oo ah magaalada ugu xigta bari ee Ukraine oo ay maamusho Ukraine, sida uu sheegay sarkaal...
Maxkamadda maamulka ayaa maanta soo gebagebeysay in booliisku ay ku khaldameen diidmada codsigii Rasmus Paludan ee midigta-fog ee ahaa in uu kulan dadweyne ku qabto Borås 29-kii Abriil...
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 6 May. * Waxaa socda wareeggii saddexaad ee daad...