Home Wararka Caalamka Andersson oo booqasho ku tagtay Markabka Mareykanka ee ku soo xirtay Stockholm

Andersson oo booqasho ku tagtay Markabka Mareykanka ee ku soo xirtay Stockholm

0

Ra’iisul Wasaaraha Magdalena Andersson (S) iyo Annie Lööf (C) ayaa maanta si wadajir ah u booqday markabka Mareykanka ee USS Kearsarge, kaas oo dhowr maalmood ku xirnaa bartamaha magaalada Stockholm.

Layliga militarigu waa calaamad muhiim ah oo ka timid dhinaca Mareykanka hadda oo xubinnimada Iswidhan ee NATO ay u muuqato inay soo baxayso, sida ay sheegtay Magdalena Andersson:

“Xaqiiqda ah in aan maanta haysanno taageerada weyn waxay muujinaysaa inay dhab ka yihiin,” ayay tiri.

Sweden ayaa codsatay ku biirista NATO inkastoo wali dalka aan loo ogolaan xubinamada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here