Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine Arbaco Juun 1.
* Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa uga mahadcelinaya...
Maxkamad ku taal Malmö ayaa maanta nin ku xukuntay xabsi daa’in ka dib markii lagu helay dambi ah inuu dilay lamaanihiisa oo uur leh.
Mirza...
Booliska Sweden ayaa shaaca ka qaaday in dib loo bilaabayo howsha bixinta baasaboorka kadib markii ay dib u habeyn ku sameeyeen qalabka lagu bixiyo baasaboorka ee dalka...
Shirkadda gaaska ee Ruushka ee Gazprom ayaa ku dhawaaqday inay jartay sahaydii ay siin jirtay Danmark
Shirkaddu waxay sheegtay in laga bilaabo Arbacada 1da Juun,...
Baarlamaanka dalka Sweden ayaa isku raacay in sare loo qaado da’da hawlgabka ee dalka.
Laga bilaabo sanadka soo socda ee 2023, qofku waa in uu gaadhay da'da 66 si...
Ra'iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa Isniintii shalay ku dhawaaqay in la mamnuuci doono dhammaan wax iibsiga, iibinta iyo soo dejinta hubka fudud.
Go’aankan ayaa...
Ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 31 May.
* Ciidamada Ruushka ayaa isku diyaarinaya weerar culus...
Tiro ka mid ah diyaaradaha militariga Shiinaha ayaa galay hawada Taiwan, sida ay sheegeen maamulka Taiwan.
Waxaa jira 22 diyaaradood oo kuwa dagaalka ah, marka...
Ganacsiga u dhexeeya Ruushka iyo Shiinaha ayaa si aad ah u kordhay sanadihii ugu dambeeyay, daraasad Jarmal ah ayaa muujisay.
Shiinaha waa saaxiibka ugu muhiimsan...
Ciidamada Ruushka ayaa isku diyaarinaya weerar culus oo ay ku qaadaan magaalada Slavyansk oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada Ukraine ay ku leeyihiin...














