Inkastoo Sweden ay aad uga soo horjeedaan, haddana waxay u badan tahay in Midowga Yurub toddobaadka soo socda uu qaato hindise ku saabsan mushaarka...
Ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Talaadado, Juun 7.
* Madaxweyne Volodymyr Zelenskyj ayaa sheegay inuu...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa ku hanjabtay inay la laaban doonto aqoonsiga saxafiyiinta Mareykanka ee ku sugan gudaha dalkaas, haddii Mareykanka uu sidaas...
Maanta waa maalinta Qaranka Sweden (Sveriges nationaldag). Guud ahaan wadanka ayaa laga dhigayaa xaflado lagu maamuusayo maalintaan iyadoo soomaalida sweden ku dhaqan ay ka qeyb...
Turkiga ayaa hadda si rasmi ah loogu magacaabi doonaa Türkiye kaddib markii ay Dowladda waddanku u dhaqaaqday in ay ka wareegto magacan oo sidoo...
Ra'iisul Wasaaraha Magdalena Andersson (S) iyo Annie Lööf (C) ayaa maanta si wadajir ah u booqday markabka Mareykanka ee USS Kearsarge, kaas oo dhowr...
Waxaa 1da Juun 2022, Sweden ka dhaqangalay sharci cusub oo lagula dagaallamayo wax lagu sheegay “Cadaadiska Sharafta” (Hedersförtryck), kaasoo lagu mutaysan doono xabsi u...
Booliska hore ee loo xilsaaray dabagalka waxa loo arko “Ninka ugu halista badan Norway” ayaa filayey in ninkan uu ku dhuumanayo guri ku yaala...
Hanjabaadaha ah in dalal cusub ay ku lug yeelan karaan dagaalka dhiigga badan ku daatay ee ka dhashay hub cusub oo la keenay Ukraine...
booliska Norway ayaa magaalada Oslo ku dhawaaqay in xabsiga loo taxaabay 5 qof, kuwaas oo lagu eedeeyay musuqmaasuq, iyadoo warbaahinta Norway ay kiiskan u...














