Mareykanka ma siin doono Ukraine gantaalada loo adeegsan karo in lagu weeraro bartilmaameedyada gunta hoose ee Ruushka, sida uu sheegay madaxweyne Joe Biden.
Dowladda Ukraine...
Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay dhiggiisa Ruushka inay muhiim tahay in la sameeyo waxa loogu yeero "aagga nabdoon" ee gudaha Suuriya, sida uu...
Waaxda maqaayadaha ee dalka Sweden ayaa waxaa ka jirta shaqaale la’aan ba’an , sida ay sheegtay dhowr warbaahin.
Mid ka mid ah sababaha arrintani waa mushahar...
Dowladda Finland ayaa qaybtii ugu horreeysey ee diyaaradaha dagaalka ee F-35 ee Maraykanka gayn doonta gobolka woqooyi ee ee Lapland, marka Helsinki ay hesho...
Waxaa ay muuqaallo cusubi kasoo baxayaan hannaanka TOS-2 oo lagu naanayso Tosochka oo iminka isagoo casri ah Ukraine la geeyey kaasoo u kala baxa TOS-1 iyo TOS-1A.
Midkan...
Afhayeenka Kremlin-ka, Dmitry Peskov, ayaa sheegay in Madaxwaynaha Ruushka ee Vladimir Putin uu maanta oo isniin ah uu telefoon kula hadli doono dhiggiisa Turkiga...
Heerka dhimashada COVID-19 inta lagu guda jiro cudurka faafa ayaa 75% ka sarreeya ragga Swedishka marka loo eego dumarka, tirooyin cusub ayaa muujinaya.
Cilmi-baadhayaashu waxay rumaysan yihiin...
Booliska Sweden ayaa cusbooneysiiyay digniinta ku saabsan soo ifbaxa codsiyada been abuurka ah ee adeegga lacag-bixinta mobilada ee “Swish App”
Toddobaadyadii u dambeeyay, waxaa codsigan lagu arkay dukaamo...
Degmada Stavanstorp ayaa diiday in ay qaabilaan qoys Suuriyaan ah oo Sweden ku yimid qayb ka mid ah qaxootiga lasoo qaado (Qoxootiga Qaramada Midoobay).
Qoyska...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalkii Ukraine Jimco 27 May.
*Ruushka ayaa abaabulay dhammaan ciidamadiisa si ay weerar...














