Tuesday, December 30, 2025

Dowladda Ireland oo Lacago Siineysa Dadka u guuraya Degmooyin Qaar

0
Dowladda Ireland ayaa wadda qorshe ay kor ugu qaadayso nolosha dadka ku nool in ka badan labaatan jasiiradood oo fogfog oo ku yaalla badweynta...

Yevgeny Prigozhin oo ka hadlay Sababta uu Kacdoonka u sameeyay

0
Yevgeny Prigozhin oo Fariin Cod ah maanta oo Isniin ah soo dhigay Barta Telegram ayuu kaga hadlay sababaha ay ciiddankiisa u gadoodeen, isla markaana...

Tirada Raga Ka Cabanaya Haweenkooda oo Korortay

0
Tirokoob cusub ayaa muujinaya in tirada ragga ee ku nool Sweden ay wacayaan khadka telefoonka ee rabshadaha guurka, kaas oo la bilaabay horaantii sanadkan. Chris-Emily...

Meydka Wiil Somali ah oo laga helay Magaalada Marburg

0
Goobta Tareenada laga raaco ee Magaalada Marburg oo ku taalla dalka Jarmalka waxaa meydkiisa laga helay meydka wiil dhalinyaro ah oo Soomaali ah Mohamed Saxardiid...

Madaxweyne Joe Biden oo ku dhawaaqay go’an Ukraine Dhibaato ku ah

0
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Sabtidii sheegay inaanu maamulkiisu “fududayn doonin” jidka ay Ukraine ugu biirayso, isbahaysiga NATO, isaga oo xusay in dalkaasi...

Antony Blinken oo booqasho ku gaaray Caasimada China ee Beijing

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa gaaray magaalada Beijing, diblumaasigii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo booqda Shiinaha shan sano gudahood, iyadoo...

Shan Gabdhood oo Somali ah oo Gaari la Jiirsiiyay Xili ay ku jireen Farxadooda...

0
Dhacdo aad uga argagaxeen Soomaalida kunool dalka Mareykanka ayaa ka dhacday gobolka Minnesota , kaddib markii nin burcad ah oo ka baxsanayay booliiska uu...

Finland oo yeelatay Dowlad garabka Midig ah, Xaalka Qaxootiga oo adkaanaya

0
madaxa xisbiga isbahaysiga Finland, ayaa maanta ku dhawaaqay dawlad cusub oo dalkiisa laga dhisayo , oo ka kooban afar xisbi oo uu ku jiro xisbiga midigta fog ee...

Fasaxa Waalidka oo isbadal lagu Sameenayo, Qaraabada iyo Walaalada oo ku biiraya Xanaanada ilmaha

0
Wasiirka Caymiska Bulshada ee Sweden Anna Tenne ayaa ku dhawaaqday qorshe wax looga beddelayo nidaamka fasaxa waalidka, taasoo ka dhigaysa mid dabacsanaan leh, taas...

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Finland oo ku dhawaaqay Dowladiisa Cusub

0
Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Finland Petteri Orpo ayaa fiidnimadii Khamiista ku dhawaaqay in dowladda cusub ee Finland ay diyaar tahay, lana soo bandhigi doono...