Home Wararka Caalamka Dowlada Sweden oo Shaacisay Tirada Caruurta laga kaxeeyay Wadanka ee dib loo...

Dowlada Sweden oo Shaacisay Tirada Caruurta laga kaxeeyay Wadanka ee dib loo soo celin

0

Dowlada Sweden ayaa shaacisay tirada Caruurta laga kaxeeyay Dalka ee loo waday dalka dibadiisa iyadoo loo sameenayo Dhaqancelis Sida ay ku warantay qeybta Wasaarada arimaha Dibada.

Ku Dhawaad 538 Caruur ah ayaa laga Kaxeeyay Dalka Sweden Sanadihii u dhaxeeyay 2018 ilaa 2022 Sida ay sheegtay wasiirka arrimaha sinnaanta jinsiga Paulina Brandberg (L) oo ka tirsan Xisbiga Liberpartiet.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegtay in Dowlada looga baahanyahay sidii wax looga qaban lahaa arintan si lamid ah Norway oo Barnaamijyo kala duwan u sameesay dadka loo waday dhaqanceliska.

Barnaamij laga baahiyo SVT ee loo yaqaano Uppdrag granskning ayaa lagu soo bandhigay dood ku aadan arintan.

Xigasho/SVT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here