Home Wararka Caalamka Digniino Culus oo Daadadka ah oo laga soo saaray Qeybo kamid ah...

Digniino Culus oo Daadadka ah oo laga soo saaray Qeybo kamid ah Norway

0
Foto: Erik Flaaris Johansen/NTB

Qeybo kamid ah Dalka Norway Waxaa ka jira Daadad kala duwan iyadoo Digniino Culus laga soo saaray Qeybo kamid ah Dalkaasi.

Roobab mahiigaan ah oo dhawaan ka da’ay dalka Norway ayaa dhibaato ku haya qaybo kamid ah dalka Norway.

Subaxnimada Isniinta ee maanta, digniinta biyaha sare ee agagaarka qaybo ka mid ah Drammen ayaa laga soo saaray Digniinta Cas.

Wadooyinka ayaa xiran, waxaana hakad ku jira adeegyadii tareenada, kadib markii ay soo galeen fatahaado iyo dhul go’ay. Shalay,

qiyaastii boqol qof oo ku nool degmada Ål, ee waqooyi-galbeed ee Oslo, ayaa lagu khasbay in laga daadgureeyo khatarta Fatahaada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here