Home Wararka Caalamka Toogasho ka dhacday Magaalada Nyköping oo Qof lagu Dhaawacay

Toogasho ka dhacday Magaalada Nyköping oo Qof lagu Dhaawacay

0
Foto Mikael Fritzon / TT

Toogasho ka dhacday Nyköping ayaa lagu soo waramayaa in lagu Dhaawacay Hal Qof Sida ay sheegeen Booliska

Nin 30-sano jir ah ayaa loo qaaday isbitaalka magaalada Nyköping Axadii kadib markii toogasho loo geestay.

Toogashada ayaa ka dhacday bartamaha Nyköping abaare 2:30 duhurnimo. waxaana ninka la toogtay ay boolisku su’aalo waydiiyeen lamana sheegin in uu dhaawac culus soo gaaray.

Dhacdadan ayaa lagu tilmaamay isku day dil, waxaana socda baaritaan horudhac ah. Subaxnimadii Isniinta, ma jirto cid loo qabtay toogashada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here