Home Wararka Caalamka Haweeney 80 Sano jir ah oo Laga Qayaameeyay 200,000 kun oo Kr

Haweeney 80 Sano jir ah oo Laga Qayaameeyay 200,000 kun oo Kr

0
Foto: Caisa Rasmussen / TT

Haweeney 80 sano jir ayaa laga Qayaameeyay ku dhawaad 200,00 kun oo Kr kadib markii laga soo wacay Khadka Teleefanka.

Dhowaan, tuugo ayaa wacday bukaanno dhowr ah waxayna sheegeen inay ka soo waceen xarunta caafimaadka ee Sala.

“Carina”, oo magaceeda dhabta ah uusan aheyn ayaa ka mid ah kuwa ay saameeyeen Teleefanada leeska soo wacay.

“Waxa uu u muuqday mid la rumaysan karo,” ayay tiri. mar ay ka hadashey dhibaatada ku dhacday ee kala kulantay Tuugada soo wacday.

Dadka ku soo wacaya ayaa iskaga kaa dhigaya shirkada waaweyn ee Sweden ka dhisan iyagoo kadib lacagta kaala baxaya.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here