Thursday, February 19, 2026

Guurka Qaraabada oo laga Mamnuucayo Dalka Sweden

0
Xisbiyada siyaasadeed ee ku jira heshiiska Tidö ayaa doonaya in ay ka hortagaan guurka ehelada, sida lagu sheegay maqaal dood ah oo lagu daabacay...

Tirada Ardayda aan ku soo laaban Iskuulada Götenborg oo lasoo bandhigay

0
Saddex usbuuc ka dib bilawga teeramka, 36 arday ayaa ka maqan Sjumilaskolan ee Göteborg. Sida uu sheegay maamuluhu, weli waa xilli hore in la...

Hoos u dhac ku yimid tirada Qaxootiga Dalka Sweden

0
2,800 oo qof ayaa lagu qiyaasaa inay u baahan yihiin waxa loogu yeero degenaansho loo qoondeeyey dalka Iswiidan sanadka soo socda waana tiradii uug...

Qarax ka dhacay Caasimada Copenhagen, Booliska oo ka warbixiyay

0
Subixii hore ee sabtida, dadka ku nool Caasimada Copenhagen ayaa ku soo toosay jugta Qarax xoogan kaasi oo laga maqlay nawaaxiga halka uu ka...

Stockholm oo ka hortimid Bixinta Xogta Dadka Sharciga La’anta ah

0
Dowlada ayaa dhawaan ku dhawaaqday in lasoo gudbiyo dadka sharci la'anta marka ay tagaan goobaha caafimaadka waxana sharcigan kasoo horjeestay degmooyinka qaar halka kuwa...

Sharuudo Cusub oo lagu xirayo Dhalashada Sweden

0
Sharuudo Cusub ayaa lagu Xiridoonaa Dhalashada Sweden sida ay go'aansatay Dowlada Sweden waxana Sharuudaha loo Xilsaaray Baarayaal. Labo Sharuud ayaa ugu weyn kuwaasi kala ah...

Labo Qof oo Somali ah oo lagu dilay goob ka socotay Xaflad Aroos

0
Wararka ka imaanaya magaalada Ottawa ee caasimadda dalka Canada ayaa sheegaya in weerar dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu qaaday hool xaflad...

Caruurta Waalidkooda u Kaxeeya Dibada oo Baadhitaan lagu sameenayo

0
Inta lagu jiro fasaxa xagaaga, carruurtu waxay halis weyn ugu jiraan in dibadda loo qaado oo ay la kulmaan rabshado iyo Amaro adag iyadoo...

Baaritaan lagu Sameenayo Dadka ku nool Sweden hay’adda Skatteverket oo bilaabeysa

0
Hey'adda canshuuraha ee Skatteverket ayaa si weyn u kordhin doonta Xaqiiqda qofka ku nool Sweden laga bilaabo sanadka soo socda. Waxaa lagu cadeeyay warbixinta uu...

Dadka aanan Guursan oo guryo la siindoonin Sida ay ku Dhawaaqday Dowlada Belgium-ka

0
Dowladda Belgium ayaa ku dhawaaqday in ragga aan guursan ee magan-gelyo weydiista aan hadda kaddib la siin doonin meel ay degaan. Dadka dhaliilay ayaa...