Home Wararka Caalamka Wararkii Ugu Danbeeyey toogasho ka dhacday Mareykanka

Wararkii Ugu Danbeeyey toogasho ka dhacday Mareykanka

0
Foto: Sean Rayford / AP / NTB Foto: NTB

Waar Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxaaya Weerar Toogasha ah oo ka Dhacay Mid ka Mid ah Jamacadaha Dalka Maraykanka.

Booliska magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen mid kalena uu ku dhaawacmay toogasho ka dhacday Jaamacad oo ku taalla magaaladaas.

Waxay sheegeen inuu dhintay ninka hubeysanaa ee weerarka soo qaaday. Waxaa ay sheegeen in ay weli wadaan baaritaano ku aaddan dhacdadaasi.

Dadka deegaanka ayaa loogu baaqay inay ka fogaadaan goobtaasi. Foos Ciid ayaa faahfaahineysa.

Falalkaan ayaana Intabadan Si Caadi ah Waxaa uga Dhacda Toogasho aan loo meeldayin Taas oo ay ku dhintaan Dad Shacab ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here