Isbuuc Gudihiis Toogashadii Sadexaad oo ka dhacday Helsingborg
Markii saddexaad muddo toddobaad gudihiis ah ayaa toogasho ka dhacday magaalada Helsingborg ee dalka Sweden.
Booliska ayaa la soo wacay wax yar ka dib 23:00...
Ku Dhawaad 545 Qof oo Israel ah oo ku Dhaawacantay Duqeynta Hamaz
Tirada dhaawaca Israa'iil ayaa sii kordheysa kadib markii loo geestay dhaawacyo xoogan.
545 Israa’iiliyiin ah ayaa isbitaallada u gaaray dhaawacyo ka soo gaaray weerarrada Xamaas...
Sweden oo War kasoo saartay Sharciga Xanaanada Caruurta ee Qasabka ah iyo Wararka laga...
Dowlada Sweden ayaa war cusub kasoo saartay Sharciga Xanaanada Caruurta kasi oo warbaahinta qaar ka baahiyeen warar been abuur ah kuna aadan in caruurta...
Dowlada Sweden oo Dooneysa in Joojiyo dibna loo eego Sharciga Deganaanshaha Rasmiga
Dowlada Sweden ayaa doomeysa ayaa dooneysa
Tirada dadka magangalyo doonka ah ee Sweden ayaa labadii sano ee la soo dhaafay hoos u dhac weyn ku...
Canshuurta oo lagu kordhinayo Dadka Degan Caasimada Stockholm
Degmada Stockholm ayaa go'aan ku gaartay in ay sare u qaaddo canshuurta dowladda hoose ee ku soo rogtay dadka deggan Caasimada sanadka soo socda.
Shir...
Faransiiska oo Ciyaartoydiisa ka Mamnuucay Xijaabka Xiliga Ciyaaraha Olombikada
Ciyaartoyda Faransiisku ayaa laga Mamnuucay Xijaabka haddii ay rabaan inay ka qaybgalaan ciyaaraha Olombikada xagaaga soo socda.
Iyadoo la raacayo shuruucda kale ee dalka u...
Booliska Sweden oo helay Hub Cusub oo looga hortagayo Rabshadaha Gangiska
Booliska Sweden ayaa helay Hub Cusub kaasi oo looga hortagayo Kooxaha Gangiska marka uu dhaco Rabshado, Qalabka ayaa ahaa mid mudo dheer la sugayay...
Qaabka Militariga u Caawinayo Booliska oo lasoo bandhigay
Booliska Milateriga ayaa lagu tilmaamay ama loogu magacdaray sida Ciidamada Qalabka Sida ay u caawin karaan Booliska. awooddee ayay leeyihiin Ciidanka
Askariga bilayska ah waxa...
Khudbadii Raisal Wasaaraha Sweden ee ku aadan Xaalada Amaan ee Dalka
Isagoo khudbad u jeedinayay shacabka maanta, Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson ayaa xaqiijiyay go'aanka dowladdiisa ee ah in ay baacsato oo ay ka taqalusto burcadda.
Kristersson...
Labo Qof oo loo Xiray Qarax ka dhacay Uppsala
33-jir iyo 22-jir ayaa loo xiray sababo macquul ah oo looga shakisan yahay qarax ka dhacay Uppsala halkaas oo haweeney 25-jir ah ay nafteeda...














