Monday, October 20, 2025

Ciidanka Kuuriyada Waqooyi oo soo bandhigay bandhig aanan horay loo arag

0
Qaar kamid ah Warbaahinta Caalamka ayaa maanta hadal haya bandhig ay soo bandhigeen ciidanka Kuuriyada Waqooyiga. Bandhigaya ayaa lagu soo aadiyay bandhiga Difaaca ee Todobaadka...

Mareykanka oo ku dhawaaqay Xiliga uu Furayo xadka Canada, iyo Mexico

0
Mareykanka wuxuu xayiraadaha ka qaadi doonaa xuduudaha dhulka uu la leeyahay Canada iyo Mexico horaantii Noofembar, taasoo soo afjaraysa xannibaadaha saarnaa tan iyo Maarso...

Raisal Wasaarihii Austria oo Xilka iska Casilay, iyo Mid kale oo lagu Dhawaaqay

0
Alexander Schallenberg ayaa loo dhaariyay jagada ra’iisul wasaaraha Austria, isagoo bedelay Sebastian Kurz, oo is casilay kadib markii uu ku lug lahaa fadeexad musuqmaasuq. Intii...

Masjidka ugu weyn Jarmalka oo loo ogolaanayo Aadaanka Salaadda Jimcaha

0
Masjidka ugu weyn Jarmalka ayaa loo oggolaan doonaa inuu baahinyo aadaanka salaadda Jimcaha, ka dib heshiis dhex maray magaalada Cologne iyo bulshada Muslimiinta si...

Muwaadiniinta Mareykanka, iyo UK ee ku sugan Afgaanistaan oo digniin loo jeediyay

0
Mareykanka iyo Britain ayaa uga digay muwaadiniintooda inay ka fogaadaan hoteellada ku yaalla Afgaanistaan, maalmo kaddib markii daraasiin qof lagu dilay masaajid weerar ay...

Germalka oo bilaabay Sharci Cusub ” Tijaabada Corona oo lacag laga dhigay

0
waxaa maanta ku eg qofka iska qaadaya Corona tijaabadiisa in uu ku helo qaab lacag la'aan ah sida dowlada ay ku dhawaaqday. Dowlada ayaa sheegtay...

Madaxweynaha Taiwan oo ku dhawaaqay Hadal adag oo ka dhan ah Shiinaha ”

0
Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ayaa sheegtay in dowladeeda aysan u sujuudi doonin cadaadiska uga yimid Shiinaha ayna sii wadi doonto xoojinta difaaca jasiiradda si...

Madaxweynihii ugu horreeyay Dalka Iiraan, Abolhassan Banisadr, oo ku dhintay Paris

0
Abolhassan Banisadr, oo noqday madaxweynihii ugu horreeyey ee Iiraan ka dib kacdoonkii dalka 1979, ayaa ku dhintay Paris, halkaas oo uu ku noolaa muddo...

Giriigga oo joojinaya Qaxootiga dib loogu Celinayo Turkiga isagoo balan-qaad sameeyay

0
Greece ayaa sheegay Jimcihii maanta inay baari doonto wararka sheegaya in qaar ka mid ah Muhaajiriinta si sharci darro ah dib loogu celiyo xadka,...

Dad gaaraya 46 Qof oo ku dhintay Qarax ka dhacay Masaajid ku yaalla Afganistan

0
Qarax Ismiidaamin ah, ayaa Jimcihii maanta lagu qaaday Masjid ku yaalla Gobolka Kunduz ee Waqooyi -bari Afgaanistaan, waxaana ku dhintay 46 qof, halka ay...