Germalka oo lagu xiray dhoor Qof iyadoo Dad badan ay kasoo horjeedaan Xeerarka Cusub
Boqolaal qof oo mudaaharaadayaal ah ayaa Axaddii maanta ka mudaaharaaday xeerarka corona ee caasimadda Jarmalka, Berlin.
Maxkamad ayaa mamnuucday banaanbaxa, laakiin banaanbaxyada ayaa ka dhacay...
Giriiga oo dalbaday in 2,000 oo muhaajiriin ah dib loogu celiyo Turkiga
Isagoo ku boorinaya Midowga Yurub inuu ku riixo Turkiga inuu ku adkeysto waajibaadkiisa sida ku xusan heshiiskii qaxootiga ee 2016, Giriiggu wuxuu codsaday in...
Dil ka dhacay Dalka Austria oo keenay Dood ku aadan Musaafurinta Qaxootiga
Dil foox xun ayaa loo geestay gabar 13 jir ah oo ku nool dalka Austria taasi oo keentay dooda siyaasiyiinta si loo musaafuriyo Qaxootiga...
Qarax ka dhacay Germalka oo Dad ku dhinteen Qaraxa ayaa ka dhacay aag shirkadeed
Qarax ayaa ka dhacay magaalada Leverkusen ee dalka Jarmalka saacaddu markay ahayd 09.30 maanta oo salaasa ah
Ugu yaraan laba qof ayaa dhaawac culus soo...
Germany oo lagu xiray Somali lagu heesto Dilka nin 52 sano jir ah
Nin Soomaali oo looga shakisanyahay inuu dilay Nin 52 Jir ah oo aan dhalashadiisa la sheegin ayaa lagu xiray dalka Jarmalka
Magaalada Regen oo ka...
Mareykanka oo Wax ka badalay Sharciga Somalida ku nool Wadankaasi ee KMG
Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas ayaa ku dhowaaqay in dadka Soomaalida ah ee sharciga aan ku lahayn Maraykanka 18 bilood...
Germalka oo Sharuudo ku xiray in Xayiraadaha laga qaado Wadanka
Wadanka Germalka ayaa kamid ah wadamada sida aadka ugu fiday xanuunka Corona waxana ilaa hada ka jira Kiisas cusub oo Corona ah.
Raisal Wasaaraha Wadanka...
Dowlada England oo Joojineysa guud ahaan Sharciyada Corona ee jiray laga bilaabo
Raisal Wasaaraha Britain maanta waxa uu khudbad u jeediyay wadankiisa isagoo si cad u sheegay in wadankiisa uu meesha ka saarayo dhamaan xayiraadaha ka...
Faransiiska oo Sharci Cusub bilaabaya Bisha Agoosta
Dowlada Faransiiska ayaa soo kordhineysa Sharci Cusub kaasi oo saameyn ku yeelanaya Dadka ku nool wadanka.
Sharciga Cusub ayaa salka ku haya Xaalada Corona ee...
Dowlada Afganistan oo joojisay in ay Qaabisho Qaxootiga laga soo Celiyo Wadamada Yurub
Dowlada Afghanistan ayaa sheegtay inay si kumeel gaar ah u joojisay aqbalida muwaadiniinta sida qasabka ah looga musaafurinayo wadamada Midowga Yurub.
Wasaaradda Qaxootiga iyo dib...