Wednesday, May 8, 2024

Miyuu Ruushka Bilaabidoona Dagaalka saddexaad ee aduunka

0
Ruushku wuxuu bilaabay inuu ciidamo u diro Belarus si ay u sameeyaan dhoolatus milatari oo wadajir ah. Laakin Lithuania ayaa ku qanacsan in xoogaggu ay dhab ahaantii damacsan yihiin...

Hay’ada Caafimaadka Sweden oo badashey Sharciyada Karantiilka iyo Kuwa Shaqooyinka ee Dadka Xanuunka Qaba

0
Dowlada Sweden ayaa guud ahaan isbadal ku sameysay Xeerarka dhanka karantiilka ee wadanka ka jira oo saameyn xoogan ka dhalatay. Sharciyada iyo Xeerarka la badalay...

Xuseen oo Dalka laga Masaafurinayo kadib 10 Sano oo uu ku noolaa

0
Ka dib in ka badan toban sano oo uu Iswiidhan ku qaatay Ramiz Hussain oo ah xirfadle hindise app-ka ah, ayaa hada lagu amray...

Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Kordhinta Sharci horay u jiray oo Corona ku aadan

0
Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa go’aamiyay in la meel mariyo soo jeedinta dowladda ee ah in la kordhiyo sharciga cudurrada faafa ilaa 31-ka May. Sidoo kale, baarlamaanka ayaa...

Macluumaad ku saabsan Sharciga EBO ee Dowlada Sweden joojineyso

0
Dowlada Sweden gaar ahaan Raisal Wasaaraha Dalka ayaa ka dhawaajisay dhawaan inay dooneyso meesha inay ka saarto sharciga EBO kaasi oo ay ku tilmaamtay...

Sweden oo maanta Joojisay Xayiraado ka jiray dhanka Xadka Dalka Norway

0
Dowlada Sweden ayaa maanta bilowday inay joojisay xayiraadaha ka jiray xadka dalka Norway gaar ahaan dadka soo galaya dalkan. Qof Walbo oo soogalaya Xadka Sweden...

Maxamed: Go’an Adag ayaa qaatay si aan u helo Sharci Deganaansho oo 8 Sano...

0
Kumanaan dad ah ayaa ku soo jabay dalka Sweden sanadkii 2015 markaasi oo Qaxooti badan soo galeen Qaaramada Yurub Dadka xiligaasi waxaa kamid ahaa...

Sweden oo Mar kale lagu Arkay Diyaarad aan Duuliye Laheyn Nawaaxiga Forsmark

0
Booliska Sweden ayaa xalay fiidkii sheegay in ay heleen warbixin ku saabsan in ay arkeen diyaarad aan duuliye lahayn, oo mar kale dul heehaabaysay warshadda tamarta...

Fanaanka Dree Low oo joojiyay Heesaha isagoo Codsaday in Heesihiisa la Tirtiro

0
Fanaanka Dree Low oo Magaciisa oo dhameestiray yahay Saalax Cabdi Cabdulle ayaa Shaaciyay inuu ka fadhiistay Heesaha ama Muusikada. Fanaanka oo Asal ahaan kasoo jeeda...

Haweenka Uurka Leh oo Qasab lagu Dhaliyo iyagoo Waqtigooda Dhameysan Marka Corona uu ku...

0
Inta lagu jirey caabuq-sidaha Covid-19, in ka badan 50 haween ah oo uur leh oo la geeyey qaybta daryeelka deg degga ah ayaa khasab...