Sunday, May 5, 2024

Kuuriyada Waqooyi oo Labo gantaal ku ridday badda Japan

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa laba ku gantay badda meel ka baxsan xeebta bari subaxnimadii talaadadii, saraakiisha Kuuriyada Koonfureed ayaa sidaas sheegay, sida ay sheegtay wakaaladda...

Germany: 4 qof oo ku dhaawacantay toogasho ka dhacday jaamacada Heidelberg

0
Booliiska magaalada Heidelberg ee Koonfur-galbeed ee Jarmalka ayaa maanta oo Isniin ah sheegay inay hawlgal ballaaran ka wadaan jaamacadda magaaladaas, kaddib markii afar qof...

Booliska oo soo saaray Tirada Dadka la Musaafurinayo ee Laanta Migrationsverket-ka u soo gudibisay

0
Sannadkii 2021, in ka badan 10,000 oo warbixinno booliis ah ayaa lasoo saaray kuwaasi oo la baadi goobayo  kaddib markii ay heleen go'aan masaafurin,...

Sharci Cusub: Qofka Diida Talaalka oo Lagu Ganaaxayo 36,000 kun oo Corona Dalka Austria

0
Laga bilaabo Febraayo 4, sharci cusub ayaa ka bilaabanaya Austaria , dadka diida in la tallaalo ayaa bixinaya ganaax gaaraya 3,600 euros ($ 4,100) laga...

Caasimada Stockholm oo lagu qabtay Mudaaharaadyo looga soo horjeedo Shahaadada Talaalka

0
Dhowr kun oo qof ayaa isugu soo baxay bartamaha Stockholm si ay uga mudaaharaadaan cadeymaha tallaalka ee lagu xirayo dadka. Waxaa mudaaharaadka soo qabanqaabiyay ururka...

Maxkamad ku taal dalka Belgian-ka oo xabsi ku xukuntay Nin dadka tahriibiya

0
Maxkamad ku taalla dalka Belgium ayaa nin u dhashay dalka Vietnam ku xukuntay 15 sano oo xarig ah kaddib markii lagu helay inuu ahaa...

Maraykanka oo ka digay ‘cawaaqib ka dhalan kara’ haddii Ruushku soo galo Ukraine

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa ka digay "cawaaqib wayn" haddii ay dhacdo weerar kasta oo milatari Ruushku ku soo qaado Ukraine,...

Hay’adda Caafimaadka oo soo saartay Dadka Qaadanaya Talaalka Afaraad iyo Waqtiga ay Qaadan karaan

0
Hay'adda caafimaadka dadweynuhu waxay ku talisay in dadka qaangaarka ah ee qaba difaac la'aantu ay qaataan qiyaasta afraad ee tallaalka Corona saddex ilaa afar bilood ka dib...

Gemalka oo Tahriibyaal ka helay Gaari Xamuul ah Dhabarkiisa Danbe

0
Todobo muhaajiriin ah ayaa laga helay dhabarka dambe ee gaari xamuul ah magaalada Bremen Arbacadii. Muhaajiriinta ayaa dhamaantood da’doodu u dhaxeysay 15 ilaa 25 sano...

Dalka ugu Horeeyay ee Yurub oo Qasab ka dhigay Talaalka Corona

0
 Austria waxay go'aansatay inay ku soo rogto tallaalka corona ee qasabka ah dhammaan dadka ka weyn da'da 18 jir. Golaha Shacbiga (Baarlamaanka) ayaa cod aqlabiyad ah shalay...