Rasmus Paludan oo ogolaansho ka Helay Västerås si uu ugu qabto Dibad-bax Maalinta,,
Rasmus Paludan oo ka tirsan garabka midig ayaa booliska ka helay ogolaansho uu ku qabanayo waxa uu ugu yeeray “ isu soo bax doorasho” oo ka...
Shirkada SAS oo joojineysa Duulimaad tiro badan Xagaagan
Shirkadda diyaaradaha ee SAS ayaa joojisay ilaa 4,000 oo duulimaad intii u dhaxaysay May iyo August, sababo la xidhiidha shaqaale la’aan iyo dhibaatooyin la...
Raisal Wasaaraha UK oo booqasho ku imaanaya Dalka Sweden Maalinta Bari
Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa beri booqan doona Sweden, wuxuuna la kulmi doonaa Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson, ka dibna u safri doona Finland...
Finland oo ku Dhawaaqeysa go’anka ku biirista NATO Maalinta Khamiista ah
Ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa ku dhawaaqi doonta mawqifkeeda ku aaddan ka mid ahaanshiyaha waddankeeda ee ururka gaashaandhigga ee NATO (NATO) Khamiista, May 12-keeda. Sida uu...
Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 10 May
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine Talaadada, May 10.
Odesa ayaa lagu garaacay 7 gantaal habeenkii isniinta,...
Khudbadii Madaxweyne Ruushka uu ka jeediyay Sanad-guurada 9 May
Ciidamada Ruushka ee ku sugan Ukraine ayaa difaacaya dhulka aabayaasheena Vladimir Putin ayaa khudbadiisa ku sheegay maalinta guusha Ruushka. Ma uusan sheegin wax hanjabaad...
Jimmie Åkesson ” Raadiyaha Sweden ha joojiyo Baahinta Luuqada Somaliga, iyo Labo Luuqad oo...
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna, Jimmie Åkesson ayaa codsi u jeediyay dowlada kadib furitaankii ololaha xisbiga ee doorashada soo socda ee shalay ka dhacay caasimadda Stockholm,...
Macron oo loo dhaariyay xilka madaxtinimada Faransiiska ee cusub
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa loo dhaariyay xilka madaxtinimo ee dalkaasi, isagoo xilka hayn doona shan sano oo cusub.
xaflad ka dhacday qasriga Elysée ee...
Ruushka oo sare u qaaday weerarada Ukraine ka hor maalinta guusha ee Dalkaasi
Duqeymaha Ruushka ee Ukraine ayaa sii xoogeystay iyadoo Moscow ay ku soo wajahan tahay maalinta guusha, maalintii Naasigii Jarmalka ka guulesteen
Maamulka Ukraine ayaa aaminsan...
Booliska: Sweden Waxay Noqotay Halka Daroogada looga gudbiyo Dalalka kale
Sweden ayaa noqotay xudunta ka ganacsiga maandooriyaha, iyadoo daroogooyinka loo sii gudbiyo dalalka dariska ah, sida uu booliisku sheegay. Sida laga soo xigtay SVT.
Ted Esplund...
















