Wednesday, July 22, 2026

Ruushka oo ballan qaaday falcelin ka dhan ah Sweden iyo Finland

0
Haddii Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, kama marnaan karto " falcelin siyaasadeed" ayuu yiri wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Ruushka Alexander Grushko. Grushko...

Sweden: Haweeney 30 Sano jir oo loo Maxkamadeenayo isku dayga Dilka Wiilkeeda

0
Haweeney 30-sano jir ah ayaa maxkamadeeda ka socotaa maxkamadda gobolka Umeå , iyadoo lagu eedeynayo inay isku dayday inay disho wiilkeeda, sida ay sheegtay warbaahinta...

Ciidamada Ruushka oo isaga baxay magaalada Kharkiv

0
Ciidamada Ruushka ayaa ka baxaya magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine ee Kharkiv, sida ay mas’uuliyiinta dalkaasi sheegeen Sabtidii. Shaqaalaha guud ee Ukraine ayaa sheegay...

Sweden oo ku dhawaaqay inay Lacagta Kaalmada ka Jareyso Ururada Diimaha Hadii ay Sameeyaan...

0
Dawladdu waxay ku dhawaaqday in ay si weyn uga shaqaynayso dib u eegis lagu samaynayo shuruudaha dimuqraadiga ah ee deeqaha la siiyo ururada diinta,...

War Xasaasi ah: Ruushka oo korontada ka jartay Finland

0
Shirkadda Korontada ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay sahayda korontada ee Ruushka ilaa Finland, laga bilaabo kowdii habeenimo.  RAO Nordic, oo ah shirkad hoos...

Erdogan: Waa qalad in Sweden iyo Finland loo ogolaado inay ku biiraan NATO

0
: Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ay khalad tahay in Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, isagoo tixgelinaya in ku biiritaanka labada dal...

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ( 13 May )

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 13 May. *Maraykanku waxa uu Ruushka ku eedeyay in uu...

Go’an Taariikhi Ah: Madaxda Dalka Finaland oo ogolaaday inay ku biiraan NATO

0
Go’aan taariikhi ah, madaxweynaha Finland Sauli Niinisto iyo ra’iisul wasaare Sanna Marin ayaa sheegay in Finland ay soo gudbineyso codsi ku aaddan ka mid noqoshada...

Ilo-muhiim ah: Sweden oo Codsaneysa Xubinimada NATO Isniinta soo Socta

0
Wargeyska Expressen oo soo xiganaya ilo-wareedyo aan la magacaabin ayaa sheegay in Sweden ay soo gudbin doonto codsiga ku biirista Ururka NATO isla marka...

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine ( 12 May )

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 12 May. Askari Ruush ah oo la sheegay in uu...