Sunday, May 19, 2024

Norway oo Dhalashada ka Ceshatay 44 Caruur ah Labo Sano Gudaheed

0
Tirokoobyada laga helay TV 2 ayaa muujinaya in UDI-du ay dhalashada kala noqotay 44 caruur ah tan iyo 2020. “UDI-da kama xayuubin dhalashada dhallaanka muddada...

Labo Dhalinyaro oo lagu dilay Toogasho ka dhacday Caasimada Stockholm

0
Nin dhalinyaro ah oo da'diisa lagu sheegay labaatan jir ayaa laga helay dhaawac rasaas ah degmada Skarpnäck ee koonfurta magaalada Stockholm, waxaana la dhigay...

Dil loo geestay Haweeney Somali ah oo diiday Xiriir Jaceyl oo Nin Ciraaqi u...

0
Haweeney Soomaali ah ayaa lagu dilay maqaayad ku taalla degaanka Ampang Selangor ee dalka Malaysia oo ay shaqaale ka aheyd Sida ay qortay warbaahinta free...

Magdalena Andersson oo ka hadashey Xaalada Dagaal ee Ruushka laga Filan karo iyo Diyaarinta...

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa xaqiijisay in dowladda iyo maamulada dalka ka jira ay diyaar u yihiin dhammaan xaaladaha suurtagalka ah iyadoo la eegayo...

Ruushka oo Weeraraya Dalka Ukraine Sida uu Sheegay Mareykanka iyo Xiisad ka jirta Yurub

0
Mareykanka ayaa sheegay in Ruushka uu ku duuli karo dalka Ukrain wakhti kasta, waxaana laga yaabaa inuu sameeyo marmarsiinyo la yaab leh oo uu...

Mudadee Ardayda ku heli karaan Sharciga Degaanshaha Rasmiga Hadii ay Shaqeeyaan

0
Arday badan ayaa Dalka Sweden ku helay Sharciga Deganaanshaha iyagoo ka faa'ideestay inay Waxbarashada ka gaareen heer sare tusaale Qeybta dugsiga sare. Laanta Socdaalka ee...

Dowlada Austria oo Qabatay Dad Qaxooti ah oo Sanduuq lagu soo Qariyay

0
Booliiska dalka Austria ayaa sheegay in ay qabteen dad tahriibayaal ah oo lagu soo dhex qariyay sanduuq lasoo galiyay gaari xamuul ah oo ka...

Norway oo dib furtay Dalka isla markana Qaaday Guud ahaan Xayiraadaha jiray

0
Shir jaraa'id oo ay qabatay Dowlada Norway ayay ku dhawaaqday inay meesha ka saarayso inta badan tallaabooyinka ka haray corona. Dowlada Norway ayaa go’aan ku...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Dadka u dhintay Talaalka Corona

0
Ilaa dhammaadka Janaayo, Caymiska Dawada Sweden ayaa bixisay magdhow dadka dhibaatada kasoo gaartay tallaalka 59 xaaladood - marka la isku daro 928 xaaladood oo...

Germalka oo soo Saaray Warbixin ku aadan Kala Noqoshada Jinsiyada ee Dadka Ajaanibta

0
Dowlada Germalka ayaa dhawaan shaacisay inay Fududeeneyso Sida lagu Helo Jinsiyada ama Dhalashada Dalka kadib doorashadii dhawaan wadanka ka dhacday. iyadoo Arintaasi jirto Dowlada dhanka...