Home News in English Xukun Lagu Riday Aabo Dilay Xaaskiisa oo Uur leh Xili Labadiisa Caruur...

Xukun Lagu Riday Aabo Dilay Xaaskiisa oo Uur leh Xili Labadiisa Caruur Daawanayeen

0

Nin 30 jir ah ayaa maanta lagu xukumay xabsi daa’in iyo masaafurinta dilka lamaantiisa oo uur leh oo ka dhacay magaalada Vänersborg dayrtii.

Maxkamada degmada ayaa sidoo kale sheegtay in ninkan lagu helay dambi ah inuu si weyn u dhaawacay Qalbiga caruurta, maadaama xiliga uu shilku dhacayay ay ku sugnaayeen labo caruur ah oo aan wali gaarin wax iskuul ah.

22-kii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ayaa booliska magaalada Vänersborg lagu wargeliyay haweeney 30 jir ah oo dhaawac daran soo gaartay oo isla goobta ku geeriyootay.

Haweeney la socotay ayaa la xiray maalmo ka dib dhacdada Ninkan ayaa xidhnaa ilaa dayrtii hore.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here