Home News in English Waqtiga ay dhacayaan Sharciyada Deganaanshaha Ku Meelgaarka Sweden oo la gaaray: Maxaa...

Waqtiga ay dhacayaan Sharciyada Deganaanshaha Ku Meelgaarka Sweden oo la gaaray: Maxaa iska badaley Sharuudaha

0

Dalka Sweden oo wixii ka danbeeyay sanadkii 2015 bixiyay Sharciyo ku meel gaar ahaan ayaa mar kale waxaa la gaaray waqtigii uu dhici lahaa.

Sadex sano ka hor dadkii xareestay waxay heleen sharci kale oo ku meel gaar ah iyadoo ugu wacantahay inaysan heysan shaqo faasti ah oo ah sharuuda ugu weyn ee lagu heli karo midka rasmiga.

Warbixin dhawaan soo saartay hay’ada Laanta socdaalka dalka Sweden ayaa lagu sheegay in dadkii helay sharciga ku meel gaarka boqolkiiba toban ay heleen midka rasmiga.

Sababta ugu weyn ayaa ah in wadanka sweden aysan dadka heli karin helista sharciga rasmiga.

hadii aad ka mid tahay dadka xareesanaya sharciga waxaa kuu feecan inaad ku xareesato qaab online ah taasi oo kuu sahleysa inaad deg deg ku hesho jawaabta.

ugu danbeyn ma jiraan isbadal ku yimid sharuudaha hore waxaa qofka muhiim u ah inuu heesto shaqo joogta ah.

Wixii Su’al ah hoos nagu soo waydii mahadsanid

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here