Wadamo badan oo ka Walaacsan Guulaha uu sameeyay Sverigedemokraterna
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Anne Linde ayaa sheegtay in dalal badan oo caalamka ah ay walaac ka muujiyeen siyaasadda ammaanka ee Sweden ka dib...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’aan Musaafurin ah u dirtay Qoys Suuriya kasoo jeeda
Hay'ada Socdaalka Sweden ayaa sanadkii 2020 diidmo siisay Qoys kasoo jeeda Dalka Suuriya oo ka kooban Hooyo iyo labo Caruur ah oo ay dhashay.
Qoyska...
Dhul-gariir ka dhacay Waqooyiga Dalka Sweden oo laga dareemaya Halkaasi
Dhul-gariir lagu qiyaasay 2.2 digrii ayaa maanta barqadii ka dhacay magaalada Kiruna ee waqooyiga Sweden.
Lama sheegin cid wax ku noqotay gariirkan, waxaana dad badan...
Sanadkan Gudihiisa 48 qof oo lagu toogtay gudaha Dalka Sweden
48 qof ayaa lagu toogtay Iswidhan sanadka 2022. Sidaas darteed, qiimeyntii hore ayay ka badantahay sanadkan.
Tirada Toogashada ayaa gaaridoonta heer ka badan halka ay...
Xisbiga Socialdemokraterna oo Sharuud ku xiray Afayeenka Barlamaanka oo kasoo jeeda Dhanka Moderatka
Xisbiga S ayaa ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay in xisbiga Moderatka uu la wareego baarlamaanka, waase haddii xisbiga M uu la galo wada...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo sheegtay in Qaxooti badan oo Ukraine ah ay dib...
Tirokoob ay soo saartay Hay’adda Socdaalka ayaa muujisay in ilaa 45 kun oo qof oo ka soo jeeda Ukrain ay magangelyo ka codsadeen Sweden...
Xisbiyada Garabka Midig ee Dowlada Cusub soo dhisaya oo Heshiis ka gaaray Arinta Socdaalka
Aftonbladet ayaa ilo xog ogaal ah ka ogaatay in xisbiyada garabka midig ay ku heshiiyeen siyaasad adag oo dhanka socdaalka ah iyo siyaasad cusub...
Labo Qarax oo ka dhacay Dalka Sweden, Dhaawac ka dhashay Qaraxyada
Hal qof ayaa isbitaal loo qaaday ka dib markii uu qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaala Åstorp ee Scania. Wax ka yar...
Bangiga Dhexe ee Sweden oo Sare u qaaday Heerka Lacagta Dulsaarka ee Ribada
Bangiga dhexe ee Sweden ayaa kor u qaaday heerka dulsaarka aasaasiga ah in ka badan intii la filayay isagoo isku dayaya inuu ka hortago...
Xildhibaanad Leila Elmi oo Taariikh kale ka dhigtay Barlamaanka Dalka Sweden
Shalay ayaa si toos ah loo soo bandhigay natiijada Doorashada Dalka Sweden gaar ahaan in codadka oo dhan la tiriyay.
kadib natiijada waxaa Xildhibaan walbo...