Thursday, June 18, 2026

Dowlada Sweden oo Shaaciyay Dadka Laga Caawinayo Korontada

0
Dawladdu Sweden waxay maanta ku dhawaaqday wax ay ugu yeertay “tallaabadii ugu horreysay” ee lagu soo jeedinayo in dadka deegaanka laga caawiyo qiimaha sarreeya...

Jimmie Åkessons ” Lacagta ay Qaataan Dadka Dalka ka Maqan Lama Aqbali karo Damiir...

0
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna (SD) Jimmy Okesson ayaa sheegay in Sweden ay u baahan tahay isbedel lagu sameeyo dhowr arrimood oo dhibaato u keenaya bulshada, isaga...

Go’an laga gaaray Qeyb kamid ah Dhalmada Haweenka Uurka leh

0
Haweenka doonaya in ay gurigooda ku dhalaan   , ma heli doonaan fursad ay ku helaan dhalmada lacag la’aan ah, Isbitaalka Jaamacadda Karolinska ayaa doortay in...

Dadka iibsada Jaakada Xabada aan karin oo ku soo badanaya Eskilstuna

0
Tirada dadka iibsanaya jaakada difaaca oo ku soo badanaya magaalada Eskilstuna sida uu sheegay TV-ga Sweden. Korodhkan ayay boolisku sheegeen in ay sabab u tahay kor...

Dalka Sweden:- Haweeney u dhimatay Weerar uu ku qaaday Ey,

0
Haweeney ayaa dhimatay kadib markii uu Ey ku weeraray magaalada Robertsfors ee gobolka Västerbotten ee dalka Sweden, sida uu qoray wargeyska Expressen. Booliska ayaa helay...

Dowlada Sweden oo Kordhineysa Waqtiga lagu helo Lacagta Kaalmada Dheerriga ee Guryaha

0
Dowlada Sweden ayaa Qorsheeneysa inay kordhiso Waqtiga lagu Helayo Lacagta kaalmada ee dheeriga taasi oo Dowlada ugu tala gashay Qoysaska dagan guryaha ee laga...

Turkiga oo badalay go’ankiisa Qaxootiga kaga gudba Giriiga

0
Dowlada Turkiga ayaa diiday in Qaxootiga Suuriya ay ka gudbaan Xadka Dalkaasi una gudbaan Dhanka Giriiga. Sida ay ku Warameyso Wakaalada Wararka ee Reuters ku...

Sweden:- Xukun Lagu riday Taksiile Kufsaday 10 Haween ah oo Gaarigiisa raacay

0
Maxkamada Solna ayaa maanta xukun ku riday nin 27 jir ah oo lagu soo eedeeyay kufsi iyo faraxumayn uu u geystay 10 haween ah isagoo ka...

Xisbiga Liberalka Sweden oo ku Baaqay Mamnuucista Xijaabka ee Dugsiyada Sweden

0
Xisbiga Liberalka gaar ahaan Robert Hanna oo xisbigaasi u matala dhanka Barlamaanka ayaa sheegay in ay tahay in Hablaha dhigta Dugsiyada Sweden laga Mamnuuco...

Sweden oo Macalimiin Ciidan u dirtay Askarta Ukraine

0
Ciidamada difaaca ee dalka Sweden ayaa go’aan ka soo baxay dowladda waxa ay tababarayaal ciidan u direen goob qarsoodi ah oo ku taal dalka Ingiriiska...