Home Wararka Caalamka Sweden oo Xukun ku riday Labo Wiil oo Walaalo ah

Sweden oo Xukun ku riday Labo Wiil oo Walaalo ah

0

Labo wiil oo walaalo ah oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen Ruushka ayaa lagu xukumay dalka Sweden. 

Xukunku ayaa ahaa mid daa’in ah oo lagu xukumay walaalka weyn halka walaalka yar lagu xukumay 10 sano.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here