Home Wararka Caalamka Dowlada Sweden oo Joojisay Sharci loogu talagalay Qaxootiga Iska Dhiibaya Dalka oo...

Dowlada Sweden oo Joojisay Sharci loogu talagalay Qaxootiga Iska Dhiibaya Dalka oo Saameyntiisa lahaa

0

Sanadkii 2017 Dowlada Sweden ayaa bilowday Cilmi baaris lagu sameenayo Baaritaanka Da’da Qaxootiga gaar ahaan Dadka dhalinyrada ah ee iska dhiibaya dalka

Sharciga oo Cilmi-baaristiisa socotay ayaa ahaa in Baaritaan dheeri ah lagu sameeyo Dadka isku dhiibo Dhalinyarada iyo Da’da ay sheegtaan.

Baaritaanka waxaa kamid ahaa in Qalab Dheeri ah lagu baaro Jilbaha qofka iyo Baaritaano kale iyadoo lasoo saarayo Da’da rasmiga ee qofkaasi.

Dowlada Cusub ee hada jirta ayaa sheegtay in ay joojisay Cilmi-baaristaasi isla markana dadka isku dhiiba dalka loola dhaqmayo sidooda hore.

Sanadkii 2015 ayay aheyd markii Qaxooti aad u badan dalka iska dhiibeen iyadoo xiligaasi kadib ay soo baxeen Sharciyo adag.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here