Home Wararka Caalamka Hay’ada Migrationsverket Sweden oo Ruushka ku Celineysa Qaxooti

Hay’ada Migrationsverket Sweden oo Ruushka ku Celineysa Qaxooti

0
Photo: Anders Wiklund / TT

Hay’ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa go’aansatay inay Qof Qaxooti ah Ku Celiso Dalka Ruushka.

Ninkan oo Asal ahaan kasoo jeeda Dalka Suuriya ayaa hore ugu Sugnaa Dalka Ruushka halkaasi uu ka heesto Basaboorkooda.

Hay’ada ayaa go’aan ku gaartay Celinta Ninkan iyadoo loo eegayo inuu heesto Basaboorka Dalka Ruushka.

Ninkan oo lagu Magacaabo Rasem ayaa kasoo Cararay Dagaalada Suuriya Halkaasi oo dhibaato ku qabsatay sida warbaahinta lagu sheegay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here