Home Wararka Caalamka Booliska Sweden oo raadinaya Aabe loo heesta Dilka Wiilkiisa oo 8 sano...

Booliska Sweden oo raadinaya Aabe loo heesta Dilka Wiilkiisa oo 8 sano jir ah

0

Dhawaan Magaalada Lulea Waxaa lagu dilay wiil 8 sano jir ah kaasi oo dilkiisa kadib Booliska ay bilaabeen baaritaan ku aadan falkaasi.

Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamada ayaa hada codsaday in lasoo xiro Aabaha dhalay wiilka oo 45 sano jir ah.

Sida Maxkamada laga sheegay Aabaha ayaa loo heestaa Tuhun ah inuu ka danbeeyay Dilka Wiilkiisa oo 8 sano jir ah.

ka hor Xukunka Maxkamada waxaa jira warar sheegaya in Qof kale uu ka danbeeyay falka dilka ah.

Dalalka Yurub waxaa ka dhaca Falal Argagax ah oo ku aadan Waalidka Caruurtooda dhibaatada u geesta iyadoo Sanad walbo la diiwaangaliyo Kiisas ku aadan Dhacdooyinkaasi.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here