Home Wararka Caalamka Kafia Hashi oo ku soo baxday Liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo ee...

Kafia Hashi oo ku soo baxday Liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo ee Xisbiga AP

0
Photo/Oslo Kommune

Kafia Hashi oo hadaba ka tirsan Golaha Deegaanka Oslo ayaa mar kale boos la hubo ugu soo baxday Musharixiinta Xisbiga AP ee Golaha Deegaanka Oslo.

Ku dhawaad 10 Musharax oo Xisbiga u soo sharaxay Dhanka Doorashadooyinka Golaha Deegaanka Waxay Kafia Hashi kaga soo baxday booska 8aad.

Sida muuqata Booska 8aad ayaa ka dhigan in Kafia ay helidoonto Booskeeda Golaha Deegaanka ayna ku guuleysandoonto.

10 Xubnood ee ugu sareeya  ayaa markasta lasii ogyahay inay ku guuleysanayaan Doorashada la filayo inay dhacdo.

Somali badan oo ku jira Xisbiga AP ayaanan ku soo bixin Boosaska ugu horeeya marka laga reebo Kafia taasi oo kadhigan inay sugeyso doorasho adag.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here