Home Wararka Caalamka Sweden oo ka hadashey diyaargarowga Ciidan ee Norway iyo Xaalada Dalka

Sweden oo ka hadashey diyaargarowga Ciidan ee Norway iyo Xaalada Dalka

0
Foto: Jessica Gow/TT

Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday maanta inay diyaargarow ciidan sameeneyso marka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.

Sweden ayaa dhankeeda ka hadashey go’anka Norway iyo Xaalada Diyaargarow ee xiligan sameesay.

Wasiirka gaashaandhiga Sweden PÃ¥l Jonson (M) ayaa sheegay in si dhab ah u eegayaan xaalada amaanka sida Norway oo kale heerka diyaargarowga ay sameesay.

isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in Sweden aysan hada ku jirin Xaalad diyaargarow oo kor loogu qaado dhanka ciidanka.

Dalka ruushka ee Ukraine ayaa keentay in Norway ay sare u qaado dhanka diyaargarowga ciidanka 0 ilaa 1.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here